Koongareeska Maraykanka oo ansixiyay Sharci ay qortay Ilhaan Cumar

Aqalka Wakiillada ee Koongareeska Maraykanka,ayaa xalay ansixiyey sharci horseedaya in Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanku ay magacowdo Ergay gaar ah oo si caalami ah uga hadlaya arrimaha Islaam nacaybka.

Sharcigan waxaa Koongareeska keentay Seneterada laga soo doorto Gobolka Minnesota Ilhaan Cumar.

Ma cadda weli in Aqalka sare ee Senetku uu ansixin doono sharcigan.

Reuters.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading