kooxdii Garbahaarey oo gudaha Baarlamaanka lasoo geliyay markale

Kooxda sheegata Xilibaanada Garbahaarey ee Gobolka Gedo,ayaa saaka iska soo xaadiriyay xarunta baarlamaanka,waxayna bilaabeen buuq iyo Qas.

Sida wararku sheegayaan kooxda Garbahaarey,waxaa horay usoo geliyay Xarunta Baarlamaanka Farmaajo maadaama Labada Aqal ee Villa-da iyo Baarlamaanku isku dhegan yihiin.

Gudoomiye Aadan Madoobe,ayaa looga fadhiyaa in uu ka qaato go’aan kooxda Garbahaarey ee aan sharciyada haysan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading