Ragan Maanta Bosaso soo gaaray,waa 11-Nin oo Sideed ka mid ah ay 12-Sano xirnayd 3-da kalena ay 10-Sano soo xirnaayeen.

Burcad Badeednimo,ayaa lagu eedeeyey oo ay uxirnaayeen Dalka Cumaan.
12-kale,ayaa Xabsiga Ku haray oo ku xukuman Xabsidaa’in.

Waxaa kaloo Maanta Bosaso kala soo degay 6-Nin oo Xijayeysato ah oo ku xirnaa sharcidaro in ay ku Xijiyaysanayeen,kuwaassoo lasooTarxiilay.

Ragan Ninka ugu yar wuxuu jiraa 26-sano Kan ugu Weyna 33-sano haatan,balse waxaa la xiray,iyagoo yar-yar.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.