Ku dhawaad 1000-Qof oo ku Naf waayay Gantaalkii Isbitaalka Qasa

Qarax xooggan,ayaa Xalay oo Talaado ahayd wuxuu ku dhacay Isbitaalka Qasa oo ay jiifeen Dhaawacyo iyo Bukaano Shacab oo fara badan.

Mas’uuliyiinta Falastiiniyiinta,ayaa sheegay in tirada dhimashadu ay gaarayso illaa 500 oo Qof.

Ciidamada Israa’iil,ayaa beeniyey in ay khaladka leeyihiin, iyaga oo ku dooday in Gantaal habow ah oo ay soo rideen kooxda Islamic Jihad ku dhacay Isbitaalka.

Weerarkan,ayaa ku soo beegmay,iyada oo Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden uu maanta safar ku tagayo Israa’iil si uu taageero ugu muujiyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading