Dagaal sababtiisu ay tahay Dhul Xasan Shiikh iibsaday oo Dadkii deganaa difaacanayaan,ayaa Xamar ka socda 5-Saacadood oo xiriir ah.
Hal qof,ayaa dhintay,waxaana ku dhaawacmay Saddex kale,waxa uuna ka dhacay inta u dhaxeysa Jaamacadda Gahayr iXasaEkis Kontorool Afgumanaee Magaalada Muqdisho.
MW ay ahayd in uu ka hor tago colaad iyo dagaal,ayaa abuuraya mid cusub.
Dhulka Dadka degan,waxaa maamul u ah kan Xasan Sh. hogaaminayo umana samayn meel ay uga guuraan.
Mida kale oo la yaabka leh,waxay tahay…
“Dhul Maamulku leeyahay oo Shacab degan yahay in si khaas ah Madaxii Maamulku uxaraashto,isla markaana Xabad u adeegsado Shacabkii?.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.