Ku xigeenkii Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Puntland oo geeriyooday

Ku xigeenkii Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland Maxamed Xareed Faarax,ayaa daqiiqado ka hor ku geeriyooday dalka Hindiya.

Xareed,ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa Dalka Hindiya.

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo dhamaan reer Puntland iyo ehelkiisa gaar ahna samir iyo imaan haka siiyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading