Kulamo isdaba joog ah oo ka socda Garoonka Bosaso

Shirar isdaba joog ah,ayaa ka socda Garoonka Diyaaradaha Bosaso qaybtiisa VIP-da.

Shirarkaas,waxaa ugu horeeyay kan Isimada soo jireenka ah,Saraakiisha Amniga iyo Madaxweynaha.

Hada,waxaa socda Shirka Madaxweynaha iyo Ganacsatada oo looga hadlayo arimo ay ka mid yihiin Dekeda Bosaso.

Madaxweynaha,ayaa la filayaa kulamadaas kadib in uu uduulo Garowe.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading