Kulan ku saabsan dardar-galinta dhismaha Garoonka Boosaaso oo maanta dhacay (Sawirro)

Guddoomiye Cabdisamad Abwaan ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka wasaraadda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muse Iyo Xubno ka Tirsan Wasaraadda.

Kulankan ayaa U jeedkiisu ahaa Dar-dargalinta Howlaha shaqo ay ka hayso wasaraaddu Gobolka Iyo sidii looga wada hadli lahaa Baahiyaha Taagan.

intii uu socday kulanku ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo dhisi lahaa Garoonka Kubadda Cagta Ee Bosaaso, in shaqo Abuur loo sameeyo Dhalinyarada Gobolka Iyo sidii looga shaqeyn lahaa hormarka Gobolka Bari.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading