Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa ka qeybgalay Kulan Madaxda DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah ay uga arrinsadeen ansixinta heshiiskii lagu go’aamiyey Doorashada Dalka oo la horgeynayo Baarlamaanka.



Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.