Kulan looga hadlayo doorashada Aqalka Sare oo ka dhacay Kismaayo (VIDEO)

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT ee Jubbaland ayaa kulan la qaatay guddiga Golaha Wakiilada Jubbaland u qaabilsan doorashooyinka Aqalka Sare ee uu shalay guddoonka Baarlamaanka Jubbaland magacaabay.

Labada guddi ayaa kawada hadlay sidii loo qaban lahaa doorasho xor iyo xalaal ah taas oo ku dhacda wakhtigii saxda ahaa ee loo asteeyay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading