Kulan maqaamkiisu sareeyo oo dhexmari doona PL iyo Maraykanka

Kulankaas,ayaa Amniga iyo siyaasada looga wada xaajoonayaa,wuxuuna weftigu iskugu jiraa mid Siyaasadeed iyo Mid Ciidan.

10-ka Bishan,ayuu ka dhici doonaa Garowe.

Qodobada laga wada hadli doono,waxaa ka mid ah….

Amaanka?

Maraykanku,waxuu tababar iyo Qalab siinayaa Ciidanka PL.

Sidoo kale PL waxay siinaysaa Maraykanka fariisin rasmi ah.

Maraynkanku,wuxuu kaloo isticmaali doonaa Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.

PL,waxay ka heli doontaa wada Shaqayn uu la sameeyo Ciidankeeda.

Siyaasada?

Safiirka Maraykanka,waxaa ajandayaashiisa ka mid ah in uu ka dhagyasto PL aragtideeda ugu danbaysa ee Dowlad dhiska Somaliya.

Si gaar ah khilaafka PL iyo DFS ee Dastuurka baalmartay,ayaa uqorshaysan Safiirka in uu dhexdhexaadin ka bilaabo.

Kulankaas waa umuhiim PL.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading