Kulan tuhun dhaliyay oo dhexmaray Beeldaaje Maxamed iyo Dowlada

Guriga Beeldaajaha markuu tagayay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Bari,waxaa Irida danbe kasoo galay Xasan Abgaal.

Kulanka caawa ka dhacay Guriga Beeldaajaha waxba kama badali doono go’aankii iyo midnimadii Isimada.

Shaahdoon waa Nin Kaarar badan ciyaari kara oo tiro badan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading