Kulan u dhexeeya Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada oo haatan socda

Kulan hordhac u ah furitaanka shirka Dhuusomareeb wajigiisa labaad ayaa hadda ka socda xarunta madaxtooyada Galmudug ee Dhuusomareeb.

Kulankan ayaa u dhexeeya Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raisal’wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland, Galmudug, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

Shirka ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah maalinta barri ah uga furmo Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusomareeb.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading