Kulan uga socda Garowe Waxgaradka Beesha Cumar Maxamuud

Islaaanka iyo waxgaradka kale,waxaa usocda kulankii xalay loo balamay.

Go’aanka ay isku raacaan,ayaa la shaacin doonaa oo shir jaraa’id,ayaa jiri doona.

Labada Islaan kulankoodii xalay wax badan ayay iskula jeex-jeexeen hadana,waxaa Madaxtooyada shir uga socdaa Islaan Ciise iyo Madaxweyne Deni.

Xaalku halkaas,ayuu marayaa oo hada taagan yahay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading