Kulanka Dooda Xagaaga oo uu soo qabanqaabiyay machadka Sidra ayaa Garoowe ka furmay.

”Cinwaanka sannadkan waa dib-u-heshiisiin bulsho iyo dimuqraadiyad Waarta”.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa furay.. waxaa ka qaybgalaya Ra’isul wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi, Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland Gaagaab, wasiiro, iyo aqoonyahano lagu casuumay shirka.

Guddoomiyaha SIDRA Guled Salah, haatana ka mid ah guddiga doorashada Puntland waxaa ayaa ku soo dhaweeyay martida kulanka dooda-Xagaaga.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.