Kulanka Golaha Shacabka oo furmay iyo Wasiirka cusub ee Ganacsiga oo la dhaariyay

Waxaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoominaya kusimaha Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim (Muudeey).

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa soo xaadiray 143 xildhibaan, kuwaasi oo xalay lagu wargeliyay in uu jiro Maanta kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Ajandaha kula kaa Maanta

Dhinaca kale Wasiirka cusub ee Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Soomaaiya Cabdiweli Cali Xasan ayaa lagu dhaariyay kulanka guud ee golaha oo hada si toos ah kaga socda xarunta Golaha shacabka ee Muqdisho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading