Kulanka looga hadlayay doorashada Xildhibaanada G/Waqooyi oo ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay doorashada Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi.

Kulanka waxaa sido kale ka qeybgalay guddoomiyaha Aqalka sare, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka, Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo xubno katirsan golaha wasiirada ee xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading