Kulankii Deni iyo Diyaano oo soo gabagaboobay

Kulankii,waa soo dhamaaday jawi degan oo isku soo dhawaansho ah,ayuu kusoo gabagaboobay.

Waxaa loo balamay mid kale oo isla maalmahan ah hadii rabi idmo.

Madaxweynuhu,waxuu dalbaday in uu Golayaasha Xukuumada talo kula laabto,waana laga aqbalay.

PSF muhiim ayay utahay awooda Dowladeed ee Puntland,taasna waxay umuuqataa mid uu Deni hada soo fahmayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading