Waxba kama soo bixin kulankii beesha caalamka iyo Farmaajo ee maanta qabsoomay.
Wakiilada Beesha caalamku waxay ugu tageen…..
- Shirkii inuu qabto
- 17 September heshiiskii la ixtiraamo
- PL/JL la soo dhoweeyo Guddiyadooda
- Doorasho aan loo dhameyn aan la kala qaban
Wax badan kama hirgelin qodobadaas.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.