Gudiga fulinta ururka dhakhaatiirta Puntland (Puntland Medical Association ) ayaa maanta yeeshay kulankoodii sanad laha ahaa, kaas oo ay iskaga xogwareysanayeenwaxyaabihii u qabsoomay, qorshayasha sanadka , xiriirada dibada sida kamid noqoshada ururada calamiga iyo sidii ay bulshada reer Puntland ugu qaban lahayeen barnaamijyo caafimaad oo lacag la’aan ah,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.