War saxaafadeedka FEIT ee go’aanka ku celinta kuraasta doorashada ee aan marin habraaca doorashada sida kuraasta HOP154 iyo HOP103
Sidoo kale guddiga waxaa uu caddeeyay muranka ka taagan kursi lagu doortay Galmudug ee go’aankooda laga sugayo Guddiga xalinta khilaafaadka
Guddiga doorashada FEIT ayaa awood u leh aqbalida natiijada doorashada kuraasta iyo Xildhibaanka la soo doorto inuu siiyo kaarka aqoonsiga ee rasmiga ah.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.