Deked Umada Somaliyed iyo tan Bariga Afrika leedahay oo ku taal Garacad,ayaa Maanta shaqo gashay.

Waa dadaal iyo juhdi Dad Somaliyed sameeyeen oo mudan in la bogaadiyo.

Sida ay ii xaqiijiyeen Maamulka Hantida lagu maalgeliyay Dekeda,waxaa leh guud ahaan Umadda Somaliyed ee Bariga Afrika.

Garacad waa Deked hoostagta Maamulka Dowlada Puntland iyo Dowlada Fadaraalka Somaliya.

Waa mid ka mid ah Dekedaha Somaliyed ee Dowladnimada kaabaya.

Garacad wax ka dhoofso kalana soo deg,adigoon Qofna Marti uga ahayn.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.