Waxaa jira Dowlad uga dhex dhisan Aaran-jaan Dowlada Puntland ee Deni hogaamiyo.
Xubnaha ay ku dhex leeyihiin Dowlada,ayaa gaaraya 200-Xubnood waxayna joogaan Xaafiisyo muhiim ah.
9-ka Gobol Maamuladooda ayay ku dhex jiraan Xubnaha Aaran-Shaydaan…
AGAASIME-YAASHA GUUD EE AARAN JAAN !!
1.CABDICASIIS CILMI KOOR
W.DEEGAANKA
- CABDIRISaAQ XASSAN
W.CAAFIMAADKA - CABDILLAHI AALKOLO
W.ARRIMAHA GUDAHA - SHARMAAKE W.QORSHEYNTA
5.CABDIRASAAQ JAAMAC
W.KALLUUMEYSIGA
- MAXAMED LAXABAAL
AGAASIMA MAAMULKA W.CAAFIMAADKA ( Waana Ninka ka Dhistay Hotelka Cusub ee Eyl ku yaal). - AGAASIMAHA MAAMULKA W.MAALIYADA
- CUMAR SAALAX XISAABIYAHA GUUD W. MAALIYADA
- ABSHIR M.ABSHIR AG.CANSHUURAHA BIRIGA.
10.CABDISAMAD CAWAD AG.MIISAANIYADA.
- MAXAMED FAARAX AGAASIMAHA BAANKA.
- ANIISO SHAXBAL AGAASIME KU-XIGEENKA BAANKA.
16.XAAWO M.CIISE MAAMULAHA LAANTA
BAANKA GOBOLKA NUGAAL.
- MUQTAAR ALI MAXAMED XISAABIYAHA G. NUGAAL.
LA SOCO TAXANAHA XUBNAHA DOWLADA AARAN-SHAYDAAN.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.