Laahoor ma waxuu ubaxsanayaa Cumaan?

Laahoor,waxuu ubaxsanayaa Cumaan waraysigiisiina,waxuu ahaa raacdo reeb.

Wiil uu Adeer uyahay oo lagu magacaabo Ina Ukun iyo Rag kale oo Ganacsata ah,ayaa uxareeyay Viso Dalka Cumaan ah.

Sidoo kale Visa-ha,waxaa kula jira oo loola xareeyay Nin jooga Yemen oo xubin ka ah argagixisada.

Laahoor ma gaarin weli Cumaan mana soo bixin Visa-ha.

Waxaa muhiim ah in laga hawlgalo Raga jooga Cumaan ee Visa-ha usoo saaraya iyo isaga Laftigiisa.

Sidoo kale Ninka Yemen waa muhiim la socodka dhaqdhaqaaqiisa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading