Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa maanta Gacanta ku soo dhigay Xubin sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee argagixisada ah.
Xubinta isa soo dhiibtay,ayaa lagau Magacaabaa Cabdiraxmaan Shirwac aw-Saciid (Lahoor. Lahoor).
Isa soo dhiibista Laahoor,waxay ka dhigan tahay ……
1.Argagixisadii in ay jabtay.
2.Helida xog dheeriya.
Laahoor,waa Dhul iyo Dad yaqaan argagixisada ugalay oo si hoose ula Shaqeeyay mudo dheer inta uusan fashilmin oo toos ugu gelin,isla markaana Qayb weyn ka ahaa Saadka iyo soo ururinta Dhaqaalaha.
Sidoo kale,waxa uu wax ka og yahay Madax jabinta iyo baadida Ganacsatada Dadka uqaabilsanaa kooxda.
Si rasmi ah ,ayuu iskugu soo dhiibay Ciidamada Difaaca Puntland.
Laahoor Maxkamada Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa Dil ku xukuntay hada ka hor.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.