Laamaha amaanka Puntland oo heegan sare la galiyay

Golaha wasiirada Puntland oo maanta oo khamiis ah yeeshay kulankoodii todobaad laha ahaa.ayaa kaga hadlay arimo ay ugu weyn yihiin amaanka.
 
Goluhu waxuu soo saaray amar lagu adkaynayo amaanka guud ee deegaamada Puntland,sidoo kale waxuu cadeeyay in khatar amaan aysan ka jirin Puntland,
 
“shacabka Puntland inay ka dheeraadaan buunbuuninta wararka been-abuurka ah ee cadawga Puntland sheegaan, waxayna golluhu caddeeyeen in dhammaan deegaamadda Puntland aysan ka jirin wax khatar amni ah” ayaa lagu yiri War-murtiyeedkii ka soo baxay shirka Gollaha Wasiiradda.

 

 

 

Halkan ka akhriso warmurtiyeedka Golaha wasiirada:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading