Laascaanood oo xalay lagu dilay Kalkaaliye caafimaad

Waraarka ka imaanaya magalada Laascanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay magalada lagu dilay Maxamuud Barkhadle oo ahaa kalkaaliye caafimaad.
 
Ilaa hada lama garanayo cida ka dambeysay dilkiisa iaydoo kooxihii dilka gaystay ay isal markiiba goobta ka baxsadeen.
 
Wararka qaar ayaa sheegaya in Marxuumka loo maleynayo in loo dilay aanooyin qabiil,isaga oo ka soo jeeday mid ka mid ah Beelo Gobolka Sool uu xurguf ku dhex martay.
 
Saraakiisha Amaanka Maamulka Laascaanood ayaan weli ka hadlay Dilkan loo geystay Kalkaaliyahan Caafimaad.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading