Laba arriin oo sannadkan ku cusub musharaxiinta Ballon d’Or

PARIS — 

Soddonka cayaartoy ee sannadkan u tartamaysa kubadda dahabka ee xiddiga ugu wanagsan kubadda cagta dunida ayaa waxaa markii ugu horreysay kasoo muuqanaya xiddigo ka kala cayaara horyaallada Mareykanka iyo Sacuudiga.

Sidoo kale, waxaa sannadkaan markii ugu horreysay 20 sano kadib aan ka dhex muuqanin Cristiano Ronaldo oo muddo dheer ka mid ahaa kuwa ugu cad cad tartankan, islamarkaana shan jeer oo horay kusoo guulastay kubadda dahabka ee loo yaqaan Ballon d’Or.

AP,

IDILNEWS.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading