Laba Dhacdo oo Todobaadkan dhacay oo Xasan Sh.gaarsiiyay jab weyn oo Siyaasadeed

Laba arimood oo dhacay Xasan,waxay gaarsiiyeen dhaawac wey oo Siyaasadeed oo uusan kasoo kaban karin….

1.Deni oo dhamaystiray Doorashadii Qof iyo Cod ee Golayaasha Deegaanka;iyadoo Xasan ku dhici waayay xataa in uu bogaadiyo.

2.Axmed Madoobe oo aan adeegsan Macawisley,ayaa jab xoog leh gaarsiiyay Argagixisada,isla markaana Ciidanka Maamulkiisu,waxay xagsadeen goobihii horay looga saaray argagixisada.

Safiirada Xalane,waxay maqsuud ka noqdeen sida ay usoo dhamaatay Doorashadii Golayaasha Deegaanka PL,wayna hanbalyeeyeen,haatana,waxay ka hadlayaan in Xasan xataa ku filnaan waayay Xamar oo Ciidamada Atmis joogaan in uu ka qabto Doorashada Golaha Deegaanka oo Qof iyo Cod ah.

Sidoo kale Safiirada Xalane oo diidanaa in Macawisley la hubeeyo,ayaa Maanta tusaale ugu soo qaatay Xasan dharbaaxada Ciidamada JL ku dhufteen argagixisada,iyagoon Macawisley wadan.

BC si weyn ayay ubogaadisay guusha JL,waxayna leeyihiin sidaas oo kale Ciidamada Dowladu haku filnaadaan la dagaallanka argagixisada.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading