Laba kamid ah Maleeshiyada dowlada Fadaraalka ah Oo lagu toogtay deegaanka ceelasha biyaha

Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho,ayaa kooxo hubeysan waxay xalay ku dileen Laba ka mid ah maleeshiyada loo magac bixiyay Ciidamada Dowladda oo ku sugnaa Carbiska.
 
Wararka ayaa sheegaya in rag Bastoolado ku hubaysnaa ay dileen Labadaa Maleeshiyo.
 
Dadka deegaanka ayaa sheegay Ka hor dilka in ay maqleen rasaas fara badan oo ka dhacday maqaaxi ay fadhiyeen ragaas la toogtay.
 
Ragii dilka fuliyay ayaa goobta ka baxsaday sida ay sheegeen dadka deegaanka ee duleedka Muqdisho.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading