Laba Sarkaal Oo saakay lagu kala dilay Bosaso iyo Boorame

Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Dalmar saakay,ayaa lagu dilay Xerada Ciidanka Goroyo-Cawl ee Gobolka Awdal.

Sidoo kale Taliyihii hore ee kantaroolka Boosaso Kabtan Barkhad Maxamed Jaamac Guduudane,ayaa saakay gudaha Bosaso lagu dilay.

Ilaa iyo hada faahfaahin dheeriya oo rasmi ag lagama hayo dilalkooda cida ka danbaysay.

Rabi ha’uwada naxariisto janadiina haka waraabiyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading