Labada Aqal Ee Baarlamaanka Fadaraalka oo Gudi usaaray dabagal ku sameeya Xisaab-xiradii 4-tii sano

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,ayaa magacaabay Guddiga daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay. 2018, 2019, 2020, 2021

Xubnaha la magacaabay oo ah isku dhaf labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kala ah:-

  1. Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
  2. Senator Siciid Cabdi Xuseen Cawke
  3. Xildhibaan Saciid Maxamed Cali
  4. Xildhiban Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene
  5. Xildhiban Cbdirahman Cadde Caddow
  6. Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi
  7. Xildhibaan Cabdiqafaar Cilmi Xaange

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading