Labada Garaad keebaa ka Shaqaynaya danta Sool Bari iyo Buuhoodle?

Garaad Jaamac hadalkiisa ah ..”Mudug iyo Khaatumo halaysku daro”,waa fariin maldahan oo micnaheedu yahay=Puntland.

Garaad Jaamac,waa kaga fiican yahay qadiyadaha Garaadada kale,waxaana uu arkaa dhowr Arimood oo kala ah……

1.Reer PL-ta kale oo aan kula Xisaabtamin Gefafkii horay uga soo gaaray,taa badalkeedana taageeray shuruud la’aan,Gefafakaas oo kala ahaa…

B.Dhulkii Bintilaan oo uu ula jeeday hoos dhigis.

T.Ma idinaan guursateen hadaad og tihiin Colaada MJ iyo Isaaq idin hayo oo ula jeeday MJ waa Cadowgiina.

2.Garaadka oo ujeeda Dagaalkii LC hadii Qof ku helay maqaam iyo Magac in uu isaga yahay,hadana aan rabin in uu dib ulumiyo oo hormuud ka noqdo kala kaxaynta Harti.

3..Rajadii ahayd Sool Bari iyo Buuhoodle oo DG noqda oo salkeedii la tagay,ayna cadaatay in aysan suurtagal ahayn.

Su’aalaha Garaadka horyaala?

1.Sanad kadib halkee la Aadayaa?

2.Labadii Sano,waa gabaabsi ee maxaa xal ah?

3.DG ma noqon karnee yaan wax ku darsanaa?

4.Hal Jifo danteed ma u xayirnaan karnaa?

Sida muuqata aragti kala duwanaanshihii Garaadada ee mudada soo jiray,isla markaana la daboolayay,waa soo if baxay.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading