Labada Gudoon Ee Baarlamaaka Fadaraalka oo Garowe kusoo wajahan

Beri waxaa Garowe imaan doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka Maxamed Mursal iyo Gudoomiyaha Aqalka-Sare Cabdi-Xaashi Cabdaullaahi.

Waxaa kaloo Garowe imaanaya dhamaan Golaha Midowga musharixiinta Madaxweynaha Fadaraalka oo uu hogaaminayo Shiikh Shariif Shiikh Axmed ,

Shanta Madaxweyne ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa iyagana imaan doona Garowe.

Todobaadka soo socda caasimada bilicda iyo amaanka caanka ku ah ee Garowe waxaa ka bilaabanaya xaalad cusub oo siyaasadeed,

Dowladda Fadaraalka ee uu hogaamiyo xligan Farmaajo waxay awood uyeelan wayday dalka in ay geliso doorasho Wadar ogol ah oo raali laga wada yahay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading