Labo shaqaale oo Ajaanib ah oo laga Afduubtay Xerada qaxootiga ee Dhadhaab Kenya

Wararka ka imaanaya Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab, ayaa sheegaya in maanta Halkaasi laga afduubtay Labo macalin oo lasheegay in ay ahaayeen ajaanib Kuwaasoo wax ka dhigayey Dugsiyada ku yaala Xeredaasi.

Afduubayaashii ayaa la sheegay in ay lasoo galeen Dhanka Guddaha Soomaaliya.

Xerada Qaxootiga Dhadhaab waxay hoy u tahay Qaxooti Fara badan oo Soomaali ah.

 

la soco wararkayaga danbe ….


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Labo shaqaale oo Ajaanib ah oo laga Afduubtay Xerada qaxootiga ee Dhadhaab Kenya"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading