Lafta-gareen “Anoo jooga Xamar inaan ka maqnaado Shirka Mudulood ..” (VIDEO)

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta-gareen, oo khudbad ka jeediyay Shirweynaha Beelaha Mudulood ayaa ammaan kala dul-dhacay Beesha Mudulood, isagoona ku bogaadiyay doorka ay ku lee yihiin Dowladnimada Soomaaliya.

“Beesha Mudullood waa beel weyn beel nabadeed, beel dowladeed ah, waxaa rajeynayaa gogoshan mudullood inay isku bedesho gogol Soomaaliyeed, Anigoo joogo xamar inaan ka maqnaado damiirka i siin waayay, dadka aan walaalaha nahay” ayuu yiri Lafta-gareen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading