Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen ayaa xil ka qaadis iyo isku shaandheyn ku sameeyay xubno katirsan Gollaha Wasiirada Koonfur Galbeed.
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Ibraahim Bandhawow, ayaa la wadaagay wareegtadan Warfaafinta.
https://www.youtube.com/watch?v=FIIcRIyeUP8
Idilnews.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.