Laftagareen iyo Swam oo ku wajahan Garowe

Laftagareen iyo Swam waxay beri ama saadanbe ka dagayaan Garowe.

Socdaalkoodu waxuu ku salaysan yahay arimaha doorashooyinka sidii xal looga gaari lahaa.

Madaxtooyada Puntland,ayaa diyaarinaysa soo dhawayntooda.

Puntland waa miisaanka ugu culus ee Villa Somaliya ka hor istaagay hirgalinta doorasho lagu shubto.

Maanta oo ay 14-bishu tahay waxaa soo xirmay xiligii ay qabsadeen Gudiga doorashada Farmaajo

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading