Laftagareen oo iska diiday Dalabkii Damjadiid Ee Xamse loosoo dhiibay

MW Laftagareen,waa diiday Qodobadii Damjadiid ay ula yimaadeen oo idil marka laga reebo la macmiilka Itoobiya in loo daayo Dowlada Dhexe.

Waxa uu diiday dib udhigis doorasho oo waxa uu ku adkaystay doorasho.

Fariin sidaha Xasan,waxa uu udhiibay Qodobo ay ku jiraan badalida Wasiirka Gaashaandhiga hadii ayba jirayso wada noolaansho iyo in aan toos loo kala tagin.

Laftagareen,waa faahin aragti ka leh Siyaasada oo qiyamka Dadkiisu macno uleeyihiin,island markaana la socda hagardaamada Damjadiid ee ah in Godka uu ka galay laga soo saaro.

Sida muuqata reer Koonfur-Galbeed haldoor Siyaasadeed,ayaa ukacay oo han leh.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading