Laftagareen oo ka biyo diiday bilaabida doorashada Aqalka-sare

Laftagareen oo ka diiday Villa Somaliya in uu bilaabo doorashada Aqalka sare oo heshiisku ahaa 10-ka bisha in ay qabsoonto.

“Ma noqonayo Jiirka lagu tijaabinayo Talaalka Corona-ha”Ayuu yiri Laftagareen.

Villa Somaliya,ayaa cadaadis ku saartay Laftagareen in uu aqbalo codsigooda ah in uu bilaabo doorashada.

Laftagareen markii hore waa rabay in uu bilaabo doorashada oo danihiisa,ayuu ka dhex arkayay,balse dhinacyo kale,ayaa cadaadis uga yimid.

Horay waxaa uga diiday Villa Somaliya bilaabida doorashada Galmudug iyo Hir-shabelle.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading