Liiska cusub Ee Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo lagu dhawaaqay

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay Liiska cusub ee Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland.

66 Xildhibaan ayay Guddiga ku dhawaaqeen, 49 ka mid ah Xildhibaanada ayaa ah kuwa cusub halka 17 Xildhibaan ay yihiin kuwa horey uga tirsanaa baarlamaanki wakhtigiisu dhamaaday.

Hoos ka akhriso Liiska oo dhameystiran.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading