Live: Dadwaynaha Muqdisho oo su’aalo waydiinaya Wasaaradda Maaliyadda iyo Baarlamanka.

Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka ayaa kulankaan ku marti qaaday qeybaha kala duwan ee Bulshada,kuwaas oo ka qaadi doona xog uruurin ku saabsan Miisaaniyadda Dowladda 2018-ka oo Baarlamaanka guda galay aqrinteeda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading