Kulanka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa bilowday goor-dhaweyd, waxaana ku sugan Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni oo lagu wado inuu kulanka ka jeediyay khudbad uu uga hadlayo marxalada Dalka iyo mowqifka Puntland ee muddo kordhinta uu sameystay Farmaajo.
Idil Television
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.