LIVE: Madaxweyne Axmed Madoobe oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa haatan ka dagay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka qeyb-galaya Shirka Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada ee dhameystirka Heshiiskii Doorashooyinka Dalka, kaas oo ay garwadeen ka yihiin Qaramada Midoobay, UK iyo Mareykanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading