LIVE: Shirweynaha Beel-weynta Mudulood oo ka furmay Muqdisho

Waxaa goor dhoweyd Xarunta Mowlaca Macalin Nuur ee Magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Wadatashiga Beelweynta Mudullood, kaas oo ay ka qeybgalayaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Geedi, Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo duubabka dhaqanka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading