LIVE U DAAWO: Xarig ka jarka Dekedda Garacad & Madax sare oo ku sugan

Munaasabadda xarig ka jarka wajiga kowaad ee Dekedda Garacad ee gobalka Mudug ayaa soconaya, waxaana ka qeybgalaya Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Wasiirka Difaaca Kenya Aadan Barre Ducaalle iyo Wafuud ka socota dalalka Itoobiya iyo Jabuuti.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading