Lix Qodob oo ay tahay in ay kor istaagaan Gudiga baarista shaqaaqadii Gaalkacyo

Gudiga loo saaray baarista shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo miisaan ahaan waa sareeyaan.

Lix Qodob,ayaa ila mudan in ay dul istaagaan oo kala ah…

1.Xaqiijinta ujeedada socdaalka Wasiirka ee Gaalkacyo.

2.Xaqiijinta kulamadii hore iyo kan danbe ee ka dhacay Beerta Yaasiin xiriirka ka dhaxeeyay.

3.Xaqiijinta kulankii Wasiirka iyo Saraakiisha Booliska.

4.Xaqiijinta wada hadalkii Yaasiin iyo Saraakiisha ka hor imaanshaha Beertiisa.

5.Xaqiijinta dhinaca Xabada bilaabay iyo ujeedada.

6.Xaqiijinta jihada ufasaxday PSF ilaalinta Wasiirka iyo goobta kulanka.

Baaristaas guusheedu waxay wax weyn utaraysaa ilaalinta nidaamka Puntland.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading