Lixdan Qodob oo uu daaran yahay socdaalka Deni Ee Bosaso

Waa 6-Qodob ujeedka Safarka MW ee Xarunta Ganacsiga PL Bosaso…..

1.Abaabulka Ciidamada Dowladda iyo Dadka deegaanka si loogu midoobo hawlgalka la dagaallanka Daacish.

2.La kulanka Taliska Afrcom oo imaanaya Bosaso.

3. La kulanka Ciimada Midowga Yurub oo uu kula kulmi doona dusha sare ee Maraakiibta dagaalka ee EU,waxaana kulan gaar ah la qaadanaya Qaybta Ciidanka ee EUCUP Somaliya.

4.Xarig jarka Dekada

5.Xalinta khilaafka PSF.

6.Kulamada Dadweynaha.

Ugu badnaan 10 Beri,ayuu joogi doonaa oo dib,waxa uu ugu soo laaban doonaa Garowe Caasimada Siyaasada Dowlada PL oo uu ka furmi doono Kalfadhiga Baarlamaanka 15-ka Oktoobar.

J


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading