London:-London oo uu Ka Furmey Shir Ku Saabsan Gar-gaarka Bini’aadannimo ee Soomaaliya

Magaalada London waxa maanta ka furmay shir caalami ah oo looga hadlayo gargaarka bani’aadannimo ee Soomaaliya.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen diblomaasiyiin kala duwan matalaya dowladdo, deeq bixiyeyaasha, Qaramada Midoobay iyo wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlayaa mushkiladaha bani’aadannimo ee Soomaaliya ka taagan. Waxa sidoo kale looga hadlay sida loo xajin karo guulihiii laga gaaray ka hortagista macluul Soomaaliya ku dhufata sanadkii tagay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading