M.Xasan oo ku amaanay Asiyas diidmadiisa Ciidamada Somaliya Ee Dalkiisa lagu tababaray

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh ayaa markii ugu horraysay sheegey in madaxweyne Asias Afwerki uu diidey in dalka lagu soo celiyo Ciidamada Soomaalida ee Eriteriya lagu tababbaro (Xilligii Farmaajo) sababo la xidhiidha khilaafkii doorashada ee jirey.

Waxa uu sheegay in Eritrea ay “ujeedooyin wanaagsan” ka leedahay tababarka ciidamada Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan ayaa si weyn xukuumaddii Madaxweynihii hore Farmaajo ugu dhaliiley in ay soo celin weydey askarta Soomaaliyeed isagoo kol sheegey “In la iibsaday”.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading